Ilaahay ha idin martiqaado dhammaantiin Gurigiisa, hana idin fududeeyo inaad Cumro soo gudataan. ๐คฒ๐ฝ๐ Qof kasta oo xanuunsan, murugaysan, ama dhibaato ku jirta, Ilaahay ha siiyo caafimaad, qalbi deggan, nabad iyo xasillooni. Ilaahay ha aqbalo ducooyinkiinna oo dhan. Aamiin. ๐ค#umrah #makkah #kaaba #somalitiktok
0.0% ERengagement of this clip โ above the author's average (0.00%)
top 50%outperforms 50% of the author's clips
108%of the author's average views